Deeq A. Posted November 13, 2019 Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug, Maxamed Xaashi Carabey oo wareysi gaar ah siiyey Idaacadda Shabelle ayaa ka warbixiyey xaaladda guud ee maamulkaasi. Carabey ayaa sheegay in haatan uu meel wanaagsan marayo dhismaha Galmudug oo loo dhan yahay, islamarkaana ay ku bixiyeen waqti iyo judi badan. Sidoo kale wuxuu sheegay inay ka shaqeyn doonaan dar-dar gelinta dib u soo celinta adeegyada aas aasiga u ah shacabka ku dhaqan gobollada Galgaduud iyo Mudug. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/CARA.mp3 cARABEY View the full article Share this post Link to post Share on other sites