Sign in to follow this  
Deeq A.

HirShabelle oo ku dhawaaqday shirweyne deg deg ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne ku xigeenka maamulka HirShabelle, Cali Cabdullaahi Xusen (Guudlaawe) oo la hadlay warbaahinta ayaa ku dhawaaqay shirweyne deg deg ah.

Guudlaawe ayaa sheegay in shirkan oo dhowaan dhici doono diirada lagu saari doono dhibaatooyinka ka dhashay fataahadaha ku dhuftay deegaanada maamulkaasi.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay inay ka faa’ideysan doonaan dowladda dhexe, gaar ahaan wasaaradda qorsheynta, si xal loogu helo fatahaadaha soo laa laabtay.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/guu.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this