Deeq A. Posted November 12, 2019 Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Mudane Xasan Cali Khayre oo booqasho ku jooga Faransiiska ayaa kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha dalkaasi, Emmanuel Macron. Kulankan oo ahaa mid soo dhoweyn ah ayaa waxaa labada mas’uul ay uga hadleen xiriirka labada dal iyo taageerada uu Faransiiska siiyo Soomaaliya. Emmanuel Macron ayaa xukuumadda Soomaaliya ku ku booriyey dadaallada ay waddo iyo horumarka kala duwan ee laga gaaray siyaasadda, amniga iyo dhaqaalaha. Ugu dambeyn Khayre ayaa uga mahadceliyey dowladda Faransiiska soo dhoweeynta ay u sameysay, wuxuuna dalkaasi uga qeyb galayaa shirka Nabadda Paris. View the full article Share this post Link to post Share on other sites