Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: R/wasaare Khayre oo gaaray dalka Faransiiska

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay qayb ka yihiin wasiirrada amniga iyo waxbarashada ayaa gaaray magaalada Paris oo ay uga qayb gelayaan shirka sanadlaha ah ee madasha nabadda Paris oo maanta furmaya.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa inta uu socdo shirka madasha oo looga hadlaya xal u helidda dhibaatooyinka ka jira daafaha caalamka, waxuu kulamo gaar ah la qaadanayaa qaar kamid ah madaxda kala duwan ee kasoo qayb geleysa kulanka.

Marka uu soo dhammaado shirka oo socconaya muda sedax maalin ah, ayaa Ra’iisul Wasaare Khayre waxuu u safrayaa magaalada Brussels ee xarunta midawga Yurub si uu kulamo ula qaato hoggaanka cusub ee Midawga Yurub.

Halkan hoose ka daawo Sawirro:

unnamed-2019-11-11T025327.791-1024x702 unnamed-2019-11-11T025333.933-1024x758 unnamed-2019-11-11T025338.754-1024x673 unnamed-2019-11-11T025344.785-1024x656 unnamed-2019-11-11T025349.463-1024x722

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this