Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamadda Boosaaso oo xukuntay rag Burcad ah

Recommended Posts

Deeq A.   

 

Maxakamadda daraja koowaad ee Boosaaso ayaa maanta xukuno kala duwan ku riday labo nin oo lagu eedeeyey in ay dhac u geysanayeen shacabka ku dhaqan magaaladaasi.

Raggan ayaa maxkamadda sida ay sheegtay waxa ay ku heshay in xilliga habeekii ah ay dhac baahsan ka geysanayeen xaafadaha Boosaaso.

Sidoo kale  maxkamadda ayaa waxa ay soo bandhigtay qoray mac-mal ah  la sheegay in raggaasi ay adeegsan jireen.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/vvv.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this