Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Aqalka Sare oo kulan xasaasi ah ku leh Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Sanatorada Aqalka Sare ee BFS ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan xarunta Golahaasi, waxayna uga arrinsan doonaan Hindise Sharciyeedka Istaraatiijiyada Qaranka.

Golaha Aqalka Sare ayaa waxa maanta hor yaalla ajandaha ah akhrinta 1-aad ee Hindise Sharciyeedka Istaraatiijiya Qaranka, iyagoona dood adag ka yeelan doono sharcigaasi

Sidoo kale Sanatorada Aqalka Sare ayaa la filayaa in ay wax ka dhimis iyo wax ku darid intaba ay ku sameeyaan Hidise Sharciyeedka Istaatiijiyada Qaranka.

Aqalka Sare oo ku jira Kalfadhigii lixaad ayaa waxaa hor yaalla sharciyo muhiim ah oo laga sugayo inay meel mariyaan.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this