Deeq A. Posted November 11, 2019 Wasiirka warfaafinta Soomaaliya ayaa jawaab ka bixiyey hadal shalay ka soo yeeray Madaxweynihii hore ee dalka, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, kaas oo ku aadanaa in dolwadda uu ka saari doono Muqdisho, haddii aysan joojin dhaq dhaqaaqyada ay wado. Maxamed Cabdo Xayir Maareeye ayaa sheegay in hadalkaasi uu ku noqday mid filan waa ah, islamarkaana uu dhaawacayo nabad galyada iyo horumarka Soomaaliya. Sidoo kale wuxuu ugu baaqay Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG aheyd inuu u damqado dalkiisa, islamarkaana uu ka shaqeeyo sidii loo xasilin lahaa. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/cod-soofaysane-2.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites