Deeq A. Posted November 10, 2019 Guddoomiyihii hore ee golaha wakiilada Puntland, Cabdixakiin Dhoobo Daareed oo shir jaraa’id qabtay ayaa marka hore ka horyimid xil ka qaadistii dhowaan lagu sameeyey. Dhoobo Dareed ayaa sheegay inuu yahay guddoomiyaha xaqa ah ee Baarlamaanka Puntland, sida uu hadalka u dhigay. Sidoo kale wuxuu ku baaqay in reer Puntland ay isugu yimaadaan shir wadatashi ah, si looga arrinsado aayaha dambe ee maamulkaasi iyo xaaladaha soo kordhay. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/fff.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites