Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhoobo Daareed oo ku baaqay shir wadatashi ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyihii hore ee golaha wakiilada Puntland, Cabdixakiin Dhoobo Daareed oo shir jaraa’id qabtay ayaa marka hore ka horyimid xil ka qaadistii dhowaan lagu sameeyey.

Dhoobo Dareed ayaa sheegay inuu yahay guddoomiyaha xaqa ah ee Baarlamaanka Puntland, sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale wuxuu ku baaqay in reer Puntland ay isugu yimaadaan shir wadatashi ah, si looga arrinsado aayaha dambe ee maamulkaasi iyo xaaladaha soo kordhay.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/fff.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this