Deeq A. Posted November 10, 2019 Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre oo ka hadlayey Bardaale ayaa ku baaqay in gurmad lala soo gaaro shacabka ku dhaqan degmadaasi. Khayre ayaa sheegay in xaalado adag oo dhanka nolosha ah ay ka jiraan halkaasi, islamarkaana uu ka dalbanayo hay’adaha Samafalka inay caawiyaan dadlkaasi. Sidoo kale wuxuu tilmaamay inuu boggaadinayo dadka Soomaaliyeed iyo dhammaan inta ka qeyb qaadatay gurmadka loo fidinayo dadka ay saameeyeen fatahaadaha dalka. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/jjjj.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites