Sign in to follow this  
Deeq A.

RW Khayre oo baaq culus u diray hay’adaha Samafalka

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre oo ka hadlayey Bardaale ayaa ku baaqay in gurmad lala soo gaaro shacabka ku dhaqan degmadaasi.

Khayre ayaa sheegay in xaalado adag oo dhanka nolosha ah ay ka jiraan halkaasi, islamarkaana uu ka dalbanayo hay’adaha Samafalka inay caawiyaan dadlkaasi.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay inuu boggaadinayo dadka Soomaaliyeed iyo dhammaan inta ka qeyb qaadatay gurmadka loo fidinayo dadka ay saameeyeen fatahaadaha dalka.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/jjjj.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this