Sign in to follow this  
Deeq A.

Soomaaliya iyo shirweyne uga qeyb galeysa Hindiya+Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   

Shirweynaha Guddoomiyeyaasha Maxkamaddaha Sare ee Adduunka ayaa si toos ah waxaa uu uga furmay Magaaladda Lucknow ee Dalka Hindiya, iyad aoo sanadkaan ay ka qeyb-galayaan Xubno ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Soomaaliya ayaa waaa Shirkaasi uga qyeb-galaya oo goobjoog ka ah  Garsoore Maxkamadda Sare Saalax Sheekh Ibraahim Dhiblaawe iyo Garsoore Suleymaan Maxamed Maxamuud & safiirka Safaaradda Soomaaliya ee dalka Hindiya Ambassador Faadumo Cabdullaahi Maxamuud.

Sidoo kale waxa ay xubnahaani kulan duceedyo kale la qaadan doponaa madaxda la soo qeyb galeysa shirkaasi oo inta badan diirada lagu saarayo wada shaqyenta lahaayeen maxkamadaha Aduunka, sidii si cadaalad ah dadka loogu garsoori lahaa.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:

2-26 3-20 1-30

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this