Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso: Habraaca Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Puntland ayaa maanta oo Sabti ah waxa ay kulan ku yeesheen magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal, waxaana ay shaaciyeen xilliga ay dhici doonto doorashada guddoomiyaha baarlamaanka.

Guddiga ayaa sheegay in 14-ka bishan oo ku beegan Khamiista ay dhici doonto doorashada guddoomiyaha, waxaana ay shaaciyeen habraaca doorashada.

Halkaan hoose ka akhriso:

0001.jpg

0002.jpg

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this