Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray degmada Bardaale

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed  Laafta-gareen iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta gaaray degmada Bardaale oo ay dhowaan ka dhaceen  fatahaado.

Madaxweynaha oo ay la socdaan Wasiirro iyo Xildhibaanno ka tirsan maamulka Dowlad Goboleedka K/Gabeed,waxaa degmadaasi ku soo dhoweeyay maamulka ,degmada Bardaale iyo shacabka ku dhaqan halkaasai.

Booqashada Madaxweynaha K/Galbeed  ayaa lala xiriiriyay u kuurgalidda xaaladda bini’aadanimo ee ka jirta degmadaasi iyo halka ay marayaan gurmadka loogu jiro samatabixinta dadka ay saameyeem daadadka ka dhashay fatahaadda.

PUNTLAND POST

The post Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray degmada Bardaale appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this