Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray Bardaale

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka KoonfGalbeed C/casiis Xasan Maxamed Lafta-Gareen iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanata gaaray degmada Bardaale ee gobolka Baay.

Madaxweynaha oo ay la socdaan wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan K/Galbeed,waxaa halkaasi ku soo dhoweeyay maamulka Bardaale iyo shacabka degmadaasi.

Booqashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed  ayaa lala xiriiriyay u kuurgalidda xaaladda bini’aadanimo ee ka jirta degmadaasi iyo halka ay marayaan gurmadka loogu jiro samatabixinta dadka ay saameyeem daadadka ka dhashay fatahaadda

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this