Sign in to follow this  
Deeq A.

Shaqaalada dowladda oo loo fasaxay xuska bisha Mowliid

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Soomaaliya ayaa shaqaaladaha dowladda u fasaxday xuska 12-ka bisha Mowliid oo ah dhalasha Nabigeena Muxamed, NNKH.

Halkan hoose ka aqriso:

IMG-20191108-WA0011-1-237x300

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this