Deeq A. Posted November 8, 2019 Muqdisho (SMN) – Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa sheegay in gargaar uu maanta ku wajahan yahay Beledwayne. Injineer Cabdi Xasan Canshuur ayaa tilmaamay in gurmadkan uu qayb ka yahay gargaarka caalamiga ah ee fatahaadyadda Beesha Caalamka. Dhowr diyaaradood ayuu xusay in ay xarunta gobolka Hiiraan ka degi doonan, kuwaasi oo gurmad gaarsiin doona shacabka halkaas ku nool. Magaaladda Beledwayne ayaa waxaa saameyn daran ku yeeshay fatahaad uu sameeyay Webiga Shabelle, inkasta oo xaalka magaaladda uu wacan yahay haatan. Hoos ka dhageyso warka oo cod ah https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/AQ.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites