Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidanka DFS oo la wareegay amniga degmada Luuq

Recommended Posts

Deeq A.   

Luuq (SMN) – Ciidamadda dowladda federaalka Soomaaliya ayaa si ramsi ah ula wareegay ammaanka degmada Luuq ee gobolka Gedo.

Dadka degaanka ayaa kusoo waramaya in ciidanka ay bilaabeen howlgalo lagu xaqiijinayo nabad-gelyadda guud ee magaaladda.

La wareegitaanka ayaa ka dambeysay markii cutubyo kamid ah ciidanka Itoobiya ay gaareen kana wateen mas’uuliyiin dhowr ah.

Xaaladda magaaladda ayaa haatan ah mid degan, waxaana shacabkaku kusoo waramayaa in ciidanka dowladda si fiican ula dhaqmayaan.

Hoos ka dhageyso warka oo cod ah

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/Ciidan.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this