Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo xoojineysa howlgaladda amni sugida

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Kulamo looga hadlayey ammaanka degaanadda Puntland ayaa lagu qabtay magaaladda Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Kulanka ayaa waxaa kasoo qeybgalay Odayaasha Dhaqanka, maamulka gobolka, bulshadda iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay.

Cabdisamad Yuusuf Maxamed [Abwaan], gudoomiyaha gobolka Bari, oo kulanka kadib la hadlay saxaafadda ayaa ka warbixiyey qodobadda kasoo baxay.

Mr Abwaan ayaa hoosta ka xariiqay in ay isla garteen in la xoojiyo howlgaladda lagu sugayo nabad-gelyadda, shacabkana door ku yeeshaan.

Hoos ka dhageyso warka oo cod ah

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/Gobolka-Bar.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this