Sign in to follow this  
Deeq A.

Webbiga Shabelle oo ku fatahay degaano horleh

Recommended Posts

Deeq A.   

Jowhar (SMN) – Webiga Shabelle ayaa lagu waramayaa in uu ku fatahay degaano horleh oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe.

Degaanka uu illaa iyo haatan ku fatahay ayaa waxaa kamid ah degmadda Mahaday ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Axmed Xuseen Axmed, gudoomiyaha degmadaas oo u waramay warbaahinta, ayaa shaaciyey in xaaladu adag tahay.

Dowladda Federaalka ah ayuu ku tartarsiiyey in ay dadweynaha halkaas ku nool lasoo gaarto gurmad deg-deg ah.

Fatahaaddan ayaa kusoo aadeysa xili xukuumadda Soomaaliya ay dhowaan digniin kasoo saartay daadad horleh oo dhici kara.

Hoos ka dhageyso warka oo cod ah

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/Fatahaad.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this