Sign in to follow this  
Deeq A.

Al-Shabaab oo sheegatay dilkii Cumar Carabey

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Xarakadda Al-Shabaab ayaa dusha saaratay mas’uuliyadda dilkii gudoomiye ku xigeenkii gobolka Shabeellaha Hoose.

Cumar Maxamuud Cali ayaa u dhintay dhaawac kasoo gaarey weerarki bambaano oo lagu ekeeyay hoygiisa magaaladda Afgooye.

Al-Shabaab oo war qoraal soo saartay ayaa tilmaamtay in duulaanku ahaa mid ay u qorsheysay kuna guuleystay qaabka ay u gulisay.

Cumar Carabey ayaa ahaa gudoomiye ku xigeenkii arrimaha bulshadda gobolkaas hoostaga maamul goboleedka Koonfur Galbeed.

Hoos ka dhageyso warka oo cod ah

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/Al-Shabaab-1.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this