Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasaaradda Gargaarka oo soo saartay Digniin ku aaddan fatahaado hor leh

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka  ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta  soo saartay digniin ku saabsan fatahaado kale oo ka dhaca Dalka.

Digniintan ayay wasaaraddu shaacisay markii ay soo baxday halis ah in ay dhici karaan fatahaado iyo daadad, iyadoo ay isa soo tarayaan qatar ah in degaanada koofurta Dalka ka mid ah ay ka da’aan Roobab uu cabbirkoodu ka sarreeyo 40  Mile mitir Maanta iyo maalmaha xigaba.

fata.jpg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this