Deeq A. Posted November 6, 2019 Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa sameeyey magacaabis cusub, kadib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa. Lafta Gareen ayaa guddoomiye ku xigeenka dhinaca amniga maamulka gobolka Shabeellada Hoose u magacaabay, Cabdi Axmed Yuusuf, halka Mayow Yuusuf Xasan loo magacaabay inuu noqdo guddoomiye ku xigeenka dhanka Maaliyadda ee gobolkaasi. Halkan hoose ka akhriso: View the full article Share this post Link to post Share on other sites