Sign in to follow this  
Deeq A.

Lafta Gareen oo sameeyey magacaabis cusub+Akhriso

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa sameeyey magacaabis cusub, kadib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa.

Lafta Gareen ayaa guddoomiye ku xigeenka dhinaca amniga maamulka gobolka Shabeellada Hoose u magacaabay, Cabdi Axmed Yuusuf, halka Mayow Yuusuf Xasan loo magacaabay inuu noqdo guddoomiye ku xigeenka dhanka Maaliyadda ee gobolkaasi.

Halkan hoose ka akhriso:

IMG-20191105-WA0020

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this