Sign in to follow this  
Deeq A.

Weerar dad lagu laayay oo ka dhacay waddanka Thailand

Recommended Posts

Deeq A.   

Booliska waddanka dalka Thailand ayaa laga soo xigtay  in ugu yaraan 15 ruux  ku dhinteen weerar ay koox hubaysan ka geeysteen koonfurta dalkaasi.

Taliska  Booliska ayaa sheegay in weerarka uu sigaar ah u dhacay fariisin ay ciidamada amaanku ku leeyihiin gobolka Yala ee koonfurta dalka Thailand.

Wargayska Bangkok Post ayaa isna soo weriyay in weerarka ay ku dhinteen 11 ruux kuwaas oo afar kamid ah ay ku geeriyoodeen isbitaalka gobolka Yala.

Weerarka ayaa la rumaysanyahay in ay ka dambeeyaan koox islaamiyiin goonni goosad ah, kuwaasi oo tan iyo markii ay bilaabeen rabshada sanadkii 2004’tii ay gacantooda ku dhinteen dad gaaraya 7,000 oo ruux.

PUNTLAND POST

The post Weerar dad lagu laayay oo ka dhacay waddanka Thailand appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this