Sign in to follow this  
Deeq A.

DF Soomaaliya oo gargaar u direyso saddex magaallo

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka wasaaradda warfaafinya xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in maanta dowladda Soomaaliya diyaarado sida gargaar ay u direyso deegaanada ay saameeyeen fatahaadaha ka jira qeybo badan oo ka mid ah dalka.

Maareeye ayaa xusay in diyaaradahaasi ay gurmad deg deg ah gaarsiin doonaan magaalooyinka Beledweyne, Bardaale iyo Baydhabo.

Sidoo kale wuxuu sheegay in gargaarkan qeybta ugu badan ay ka timid dowladda Qatar, islamarkaana ay uga mahadcelinayaan taageeraadaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/cod-mahad-maareye-.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this