Sign in to follow this  
Deeq A.

Roobab Dabeylo Wata Oo Ka Da’ay Somaliland Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Roobab xoog leh ayaa ka da’ay deegaannada xeebaha Somaliland iyadoo meelaha uu khasaraha u geystay ay ka mid tahay deegaanka Cabdi Geeddi oo waqooyi kaga beegan magalada Hargaysa, halkaasi oo la sheegay inay guryo ku dumeen roob dabayl wata oo ka da’ay balse aanay dad wax ku noqon, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this