Sign in to follow this  
Deeq A.

Weerar lagu askar oo ka dhacay degmada Buulo-Burte

Recommended Posts

Deeq A.   

Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar khasaaro geystay oo Al-Shabaab saacadihii la soo dhaafay ay ka fulisay degmada Buulo-Burte ee gobolka Hiiraan.

Weerarka oo ahaa mid gaamdo ah ayaa waxaa lagu dilay illaa labo askari oo ka tirsanaa ciidamada maamulka HirShabele, sida ay sheegatay Al-Shabaab.

Dhanka kale ma jiro weli wax hadal ah oo ka soo baxay saraakiisha ciidamada dowladda iyo kuwa HirShabelle oo ku aadan weerarkaasi.

Inta badan dagaalyahannada Al-Shabaab ayaa weeraro gaadma ah ka fuliya gobolka Hiiraan ee bartmaha Soomaaliya.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this