Sign in to follow this  
Deeq A.

Daacishta Soomaaliya oo taageertay Al-Qurayshi

Recommended Posts

Deeq A.   

Kooxda Daacish faraceeda Soomaaliya oo war soo saartay ayaa soo dhaweysay magacaabista hoggaamiya guud ee kooxdaasi Abu Ibrahim Al-Hashimi Al-Qurayshi.

Warkan ayaa lagu sheegay in Daacishta Soomaaliya ay la shaqeyn doonto hoggaanka cusub, islamarkaana ay qaadan doonto awaamiirta uu soo saaray.

Sidoo kale waxa ay sheegtay inay sii wadi doonto howlgallada iyo weerarada ay ka fuliso gudaha Soomaaliya.

Hadalkan ayaa ku soo aadaya, iyadoo Khamiistii la soo dhaafay kooxda Daacish ay yeelatay hoggaamiye cusub , kadib markii bishii hore la dilay Abuubakar Al-Baqdaadi.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this