Sign in to follow this  
Deeq A.

Wefti Heer Wasiirro Ah Oo Somaliland Uga Qayb-galay Shir Caalami Ah

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wefti heer wasiir ku xigeeno ah oo ka socda Somaliland ayaa ka qayb galay shir weyne Caalami ah, kaga qayb galay dalka Jarmalka.

Weftiga Somaliland oo uu hoggaaminayo wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka Somaliland Mudane Liibaan Yuusuf isla markaana ay xubno ka yihiin wsiir ku xigeenka wasaaradda qorshaynta Qaranka iyo masuuliyiin kale,ayaa magaalada Baarliin ee dalka Jarmalka shir caalami ah kaga qayb galay ka dib markii si rasmi ah Somaliland shirka loogu soo casuumay, halkan hoose ka DAAWO warkaas oo faah-faahsan

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this