Sign in to follow this  
Deeq A.

Karaash oo baaq culus u diray dhalinyarada Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha ku xigeenka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) oo la hadlay warbaahinta ayaa baaq muhiim ah u diray dhaliyarada ku sugan maamulkaasi.

Karaash ayaa ka dalbaday dhalinyarada inay ka shaqeeyaan horumarinta amniga iyi sidoo kale ka hortaga Tahriibka oo ka mid ah dhibaatooyinka heysta Ummadda Soomaaliyeed.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in loo baahan yahay in dhalinyaradu ayaa kaalin firfircoon ka qaataan dib u dhiska dalkooda.

Halkan hoose ka dhagey Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/Karaash.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this