Deeq A. Posted November 3, 2019 Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Lafta Gareen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baraawe ee gobolka Sh/Hoose. Lafta Gareen iyo wafdigiisa ayaa waxaa halkaas ku soo dhoweeyey dadweyne fara badan iyo mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolkaasi. Ujeedka safarka Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa lagu sheegay inuu la xariiro u kuur galida xaaladaha dhanka nolosha iyo amniga ee magaaladaasi. Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in Madaxweynuhu durbo kulamo kala duwan oo uu la yeelanayo qeybaha bulshada iyo maamulka uu ka bilaabay halkaasi. Halkan hoose ka daawo Sawirrada: View the full article Share this post Link to post Share on other sites