Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamanka Puntland oo ka warbixiyay safar uu ku tegay dalka dibaddiisa

Recommended Posts

Deeq A.   
LABAAD.png?w=1000&ssl=1Ismaaciil Maxamed Warsame

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee  Golaha Wakiillada dowladda, Ismaaciil Maxamed Warsame Oo Safar ugu Maqnaa dalka Dibaddiisa, ayaa Maanta dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.

Guddoomiyaha oo warbaahinta kula hadlay gudaha garoonka diyaaradaha Garoowe ee Gen Maxamed Abshir, ayaa sheegay in uu safar caafimaad ku tegay waddanka Hindiya, balse markii dambe uu halkaasi kula soo kulmay maalgashadayaal doonaya in ay maal-geshiyo kala duwan ka sameeyaan gudaha Puntland, isagoo xusay in kulankoodu guul ku soo dhammaaday.

Hoos ka daawo muuqaalka oo dhan

PUNTLAND POST

The post Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamanka Puntland oo ka warbixiyay safar uu ku tegay dalka dibaddiisa appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this