Deeq A. Posted November 3, 2019 Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya, Cabdi Maxamed Sabriye ayaa ka hadlay xiisada u dhexeysa dowladda iyo Ahlu Sunna ee ka taagan Galmudug. Sabriye ayaa sheegay in xukuumaddu ay diyaar u tahay in hoggaanka Ahlu Sunna kala hadasho tabashooyinka ay qabaan, si xal looga gaaro. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in haatan waxa socda ay dib u dhigi karaan geedi socodka dhismaha Galmudug oo loo dhan yahay. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/333.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites