Sign in to follow this  
Deeq A.

Ehellada gabar la Kufsaday oo baaq u diray dowladda

Recommended Posts

Deeq A.   

Xaashi C/raxmaan oo ah Aabaha dhalay Basro 18 jir ah, kuna nool degmada Buulo-Barude ee gobolka Hiiraan ayaa ka hadlay kufsi iyo jirdil gabadhiisa loogu geystay degmadaasi.

Aabe Xaashi oo la soo xariiray Idaacadda Shabelle ayaa sheegay in nin ka mid ah dadka deegaanka uu si arxan darro ah kufsi iyo jirdil uu isugu daray gabadhiisa.

Sidoo kale Aabahani Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya inay soo faragelisa arrintan, islamarkaana kiiska ninkaasi loo soo wareejiyo Muqdisho.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/Cod-1-cabdiqani.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this