Sign in to follow this  
Deeq A.

Farmaajo oo ku celiyey in loo gurmado reer Beledweyne

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo xalay ku hoyday Beledweyne ayaa ka hadlay xaaladda nololeed ee ka taagan magaaladaasi.

Ugu horreyn Madaxweynaha ayaa ku booriyey guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed inay ka qeyb qaataan u gurmashada walaalahooda ay saameeyeen fatahaadaha ka jira dalka.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in dowladda Soomaaliya ay xoojin doonto, sidii loo caawin lahaa dadkaasi oo ku guryo beelay fatahaadihii ku dhuftay Beledweyne.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/cod-mahad-madaxweynaha-.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this