Deeq A. Posted November 2, 2019 Shirkadda isgaarsiinta Sometel ayaa maanta soo bandhigtay adeegyo cusub oo muhiim u ah dadweynaha, kadib munaasabad ka dhacday gudaha magaalada Muqdisho. Adeegyada ay shirkadda soo bandhigtay ayaa waxaa ka mid ah adeegga New Bundle Package iyo sidoo kale adeeg loogu magac daray Kobciye. Madaxa xiriirka arrimaha bulshada ee Sometel ayaa faah faahiyey adeegyada ay soo kordhisay shirkadda, wuxuuna sheegay inay faa’iido weyn ka heli doonaan Ardayda. Halkan hoose ka dhageyso Warbixinta https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/som.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites