Sign in to follow this  
Deeq A.

Taliyahii ciidanka Booliska Somaliland oo goordhawayd si heer qaran ah loogu aasay Masalaha

Recommended Posts

Deeq A.   

FadalAas1-223x300.jpg
Alle ha u naxariistee waxa goordhawayd aas qaran loo sameeyay Sareeye Gaas Cabdilaahi Faddal iimaan oo mudo dheer ahaa taliyahii ciidanka Booliska ee Somaliland, marxuumka ayaa xalay fiidkii ku geeriyooday cisbatal ku yaala magaalada Hargeysa, kadib markii uu in mudo ahaba u jiifay xanuun haleelay

Marxuumka Alle ha u naxariistee waxa goordhawayd lagu aasay xabaalaha Masallaha ee Koonfurta magaalada Hargeisa ee caasimada Somaliland

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this