Sign in to follow this  
Deeq A.

Taliyihii ciidanka Booliska Somaliland oo geeriyooday

Recommended Posts

Deeq A.   

Taliyihii guud ee ciidanka Booliska Soomaaliland, Sarreeye Gaas Cabdulaahi Fadal Iimaan ayaa xalay ku geeriyooday gudaha magaalada Hargeysa ee xarunta maamulkaasi.

Marxuumka oo muddooyinkii dambe xanuunsanaa ayaa xalay ku dhintay isbitaal ku yaalla Hargeysa.

Geerida ku timid taliyaha oo saaka lagu wado in la aaso ayaa waxaa ka tacsiiyey wasiirka arrimaha gudaha Somalaland, Maxamed Kaahin Axmed.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/Cod-Jaamac.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this