Deeq A. Posted November 1, 2019 Baydhabo (SMN) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gurmad u dirtay dadkii uu saameeyay Webiga Jubba oo ku fatahamay qayb kamid ah gobolka Bay. Deeqdaan oo ay diyaarad ku geeyeen Baydhabo xubno kamid ah Guddiga Gurmadka Qaranb ayaa lagu wareejiyay Guddiga heer maamul ee Koonfur Galbeed. Gargaarka oo isugu jira Daawooyin iyo Agabka Jiif ayaa waxaa kamid ah Teendhooyin, Maro kaneeco iyo Malmalaato. Gurmadkan ayaa waxaa loogu talogalay dadka ka barakacay degaanka Bardaale, halkaas oo kamid ah meelaha uu Webiga ku fatahay. Hoos ka dhageyso warka oo cod ah https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/Bardaale.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites