Sign in to follow this  
Deeq A.

Deni oo ka qeybgalay shir lagu xoojinayo amniga

Recommended Posts

Deeq A.   

Garowe (SMN) – Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa gobolka Bari wuxuu uga qeybgalay shir lagu xoojinayo nabadda iyo amniga.

Deni ayaa ka qeybgaleyaasha ku booriyay in ay door muhiim ah ka cayaaraan dowladnimadda iyo sidii sarre loogu qaadi lahaa.

Odayaasha dhaqanka iyo dadweynaha ayuu ku tartarsiiyey in ay ka qeybqaataan sugitaanka amniga iyo adkeynta nabadda galyadda.

Xukuumadiisa ayuu cod dheer ku qeexay in ay ahmiyadda koowaad siineyso sidii ay wax uga qaban lahayd baahiyaha bulshadda.

Hoos ka dhageyso warka oo cod ah

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/USB.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this