Deeq A. Posted October 31, 2019 Muqdisho (SMN) – Gudoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya, Maxamed Mursal Cabdiraxmaan ayaa waxaa uu xafiiskiisa Ku qaabilay safiirka Dawladda Qatar, Hassan Hamza Asad Hashem. Gudoomiyaha iyo safiirka ayaa waxay kawada hadleen xoojinta iyo xiriirka barlamaanadda Qatar iyo Soomaaliya. Safiirkana ayaa wuxuu gudoomiyaha warbixin ka siiyay howlaha baaxadda leh ee ay Soomaaliya ka wadaan. View the full article Share this post Link to post Share on other sites