Sign in to follow this  
Deeq A.

Dawladda Jabuuti Oo Ka Digtay Duufaan Kusoo Waajahan Geeska Afrika

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Jabuuti)-Dowladda Jabuuti aya maanta ka digtey waxyeelada ka soo gaadhi karta duufaan la sheegay inuu ku soo wajahanyahay xeebbaha Geeska Afrika.

Wakaaladda saadaasha hawada ee dalka Jabuuti ayaa tilmaamtey in duufaanku aanu saameyn doonin Djibouti hase yeeshe daruurraha kasoo go’ay duufaanta ay ku keeni karaan Jabuuti roobbab wata biyo fara badan iyo daadad.

Agaasimaha Guud ee Wakaaladda Saadaasha Hawada ee Jabuuti Maxamed Ismaaciil Nuur ayaa ka waramay sida duufaantu ugu soo durkeyso xeebaha Geeska Africa, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this