Deeq A. Posted October 31, 2019 Beledwayne (SMN) – Iyadda oo xaalad bini’aadanimo tii ugu darneyd ay ka jirto magaaladda Beledwayne ayaa waxaa isa soo taraya gurmadka loo fidinayo shacabka. Magaalooyinka waaweyn ee dalka ayaa qaarkood waxaa ka socda olale is-xilqaan ah oo lacag loogu uruurinayo dadka ku dhiban magaaladda Beledwayne. Ololahan ayaa waxaa horkacaya dhalinyaro, kuwaas oo ka dan-qaday dhibaatadda taagan, taas oo xukuumadda federaalka door muuqata ka qaadaneyso. Fatahaadaha ayaa si gaar ah waxaa looga soo warinayaa degaanadda ay maraan webiyadda Shabelle iyo Jubba ee koonfurta iyo bartamaha dalka. Hoos ka dhageyso warka oo codka ah https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/Gurmadka.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites