Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxda DF oo mushaarkoodii u jaray gurmadka daadadka

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Madaxada sare ee Dalka ayaa ka qeyb qaadanaya yabooha dhaqaale oo loogu talagalay dadka Soomaaliyeed oo ay fatahaaduhu saameeyeen.

Madaxweynaha JFS, Guddoomiyeyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare iyo R/wasaaraha Dalka ayaa mushaharaadkoodi Bisha Oktoobar ugu deeqay dadka Soomaaliyeed oo ay fatahaaduhu saameeyeen.

Lacagtan ay iska jareen madaxada Qaranka ayaa waxaa lagu wareejin doonaa Guddiga Gurmadka fatahaadaha.

Dowaladda Soomaaliya ayaa dhawaan magacawday guddi loo xilsaaray ugurmashada dadka fatahaaduhu ay saameeyeen.

Sidoo kale waxaa barbar socda howlo gargaar aruurin ah oo bulshadu dhankoodi ay kawadaan gobolada Dalka

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this