Deeq A. Posted October 30, 2019 Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta kulankooda waxaa ay ku ansixiyeen labo sharci oo aad muhiim u ah. Sharciga 1-aad waa Sharciga iibka Qaranka, codeyntii dhacday waxaa ogolaatay ilaa 133 xildhibaan halka 2-xildhibaan ay diideen, waxaana ka aamusay 4 kale. Dhanka kale, waxaa isla maanta la ansixiyey Sharciga Furdooyinka , codeynta golaha waxaa ogolaatay 134 waxaa diiday 5 sidoo kale sedax Xildhibaan ayaa ka aamustay. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites