Deeq A. Posted October 30, 2019 Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa boooqday deegaanada ay saameeyeen fatahaadaha ka jira deegaanada maamulkaasi. Lafta Gareen ayaa sheegay in degmada Bardaale ay tahay meelaha aad ugu daran ee ay ku dhibaateysan dadka uu saameyey wabiga Shabelle. Sidoo kale wuxuu cod dheer ku sheegay in qof walba oo caawin kartaa dadkaasi looga baahan yahay inay u soo gurmato, si loo badbaadiyo. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/ffff.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites