Sign in to follow this  
Deeq A.

Lafta Gareen oo booqday degmada Bardaale

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa boooqday deegaanada ay saameeyeen fatahaadaha ka jira deegaanada maamulkaasi.

Lafta Gareen ayaa  sheegay in degmada Bardaale ay tahay meelaha aad ugu daran ee ay ku dhibaateysan dadka uu saameyey wabiga Shabelle.

Sidoo kale wuxuu cod dheer ku sheegay in qof walba oo caawin kartaa dadkaasi looga baahan yahay inay u soo gurmato, si loo badbaadiyo.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/ffff.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this