Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan ka tirsan BF oo eedeyn u jeediyey dowladda

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo horay u ahaa wasiirkii amniga Soomaaliya aayaa eedeyn culus u jeediyey madaxda dowladda Soomaaliya.

Cabdirisaaq oo la hadlay Shabelle ayaa sheegay in dowladda ay ka gaabisay wax ka qabashada dhibaatooyinka ka jira deegaanada maamulka HirShabelle.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in dowladda looga fadhiyo inay deg deg gurmad ku gaarsiiso dadka Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan gobolka Hiiraan.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/cos-1.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this