Deeq A. Posted October 30, 2019 Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo horay u ahaa wasiirkii amniga Soomaaliya aayaa eedeyn culus u jeediyey madaxda dowladda Soomaaliya. Cabdirisaaq oo la hadlay Shabelle ayaa sheegay in dowladda ay ka gaabisay wax ka qabashada dhibaatooyinka ka jira deegaanada maamulka HirShabelle. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in dowladda looga fadhiyo inay deg deg gurmad ku gaarsiiso dadka Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan gobolka Hiiraan. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/cos-1.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites